|
14/12/2008
- Waxaan annaga oo isugu jirna qeybaha
bulshada Soomaaliyeed tacsi u direynaa dhammaan Qoyskii,
Ehelladii & Qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u
naxariistee Caaqil Xaji Mohamud Ali Jimcaale
( Kogaar) oo ku geeriyooday Chandler Regional
Medical Center ee dalka USA |